Family Issues U11 Ch40 D1 Flashcards
Adeeg(a) bulsho/a(da);
adeegyo/a(da) bulsho/a(da)
Social services
Baxso
To escape
Burbur(ka); burburro/a(da)
Breakdown
Cabo
To complain
Caqabad(da) dhaqameed(ka);
Caqabado/a(ha) dhaqameed(ka)
Cultural barrier
Caqabad(da); caqabado/a(ha)
Challenge
Ceeb(ta); ceebo/a(ha)
Shame
Daba fadhi
To follow someone’s leadership
Daryeel(ka); daryeelo/a(da)
Welfare
Dheelli
To unbalance
Dhismo/a(ha); dhismooyin(ka)
Structure
Dulqaad(ka)
Tolerance
Ilaalin(ta)
Protection
Inyar ka bacdi
Shortly afterwards
Is miidaamin(ta)
Suicide
Ka gudub
To transition, go over
Ka warheyn(ta)
Awareness, be informed
Khaniisad(da); khaniisado/a(ha)
Lesbian
Khaniis
Homosexual
Ku khasab
By force
Korsasho/a(da)
Adoption
Kufso
To rape
La kulan
To encounter
La qabsasho/a(da)
Adapting