Technology & Development U9 Ch33 D3 Flashcards
Agoon(ka); agoon(ta) / agoomo/a(ha)
Orphan
Bandhig
To exhibit, display, present
Barnaamij(ka); barnaamijyo/a(da)
Program
Cimilo/a(da); cimilooyin(ka)
Climate
Dhexdooda
Within them
Dhibaato/a(da); dhibaatooyin(ka)
Problem
U dir
To send
Faa’iido/a(da); faa’iidooyin(ka)
Benefit
Faqri
Poverty
Farabadan
Many
Fikir
To think
Fududee
To simplify, ease
Go’aanso
To decide
Harqaan(ka); harqaanno/a(da)
Sewing machine
Heshiis(ka); heshiisyo/a(da)
Agreement
Isgaarsiin(ta)
Telecommunications
Isticmaal(ka)
Utilization
Jaanqaad
To keep pace, keep up with something
Khad(ka); khadad(ka)
Telephone line
Khasaare/a(ha); khasaarooyin(ka)
Loss, harm
Machad(ka);
macaahiid(da) / machadyo/a(da)
Institute
Macmiil(ka); macaamiil(sha)
Customer
Nolol(sha)
Life
Qalabee
To equipt