Science & Technology U9 Ch33 D1 Flashcards
Ballaaran
Broad, wide, large
Booqasho/a(da); booqashooyin(ka)
Visit
Bukaan(ka); bukaanno/a(da)
Patient
Caawinaad(da)
Help, aid, assistance
Casri(ga)
Modern, state of the art
Ciidan(ka); ciidammo/a(da)
Military force
Dalal(ka) soo kacaya
Developing countries
Dan(ta); dano/a(ha)
Interest, aim
Deeq(da); deeqo/a(ha)
Donation
Dhisid(da)
Building
Dib u eegis(ta)
Revision
Diyaar
Ready
Geesi(ga); geesiyo/a(da)
Hero
Habsami(da)
Smoothness, good order
Hawlwadeen(ka); hawlwadeenno/a(da)
Operator
Hoggaamiye/a(ha); hoggamiyayaal(sha)
Leader
Horumarin(ta)
Developing, development
Is afgarad(ka)
Mutual understanding
Ku lug lahaansho/a(ha)
Involvement
Labjibbaar
To double
Mahad celi
To thank
Mudnaan(ta)
Priority
Mushahar(ka); mushaharaad(ka)
Mushahaarro/a(da); mushaharooyin(ka)
Salary
Natiijo/a(da); natiijooyin(ka)
Result, outcome
Qalab(ka); qalabyo/a(da)
Equipment
Qalabayn(ta)
Equipping
Qayb lixaad leh Qayb libaax(a)
A lion’s share, a big part
Qotodheer
Deep-rooted
Saacid
To help, assist
Sariir(ta); sariiro/a(ha)
Bed
Shaki ku jirin
No doubt
Shaqsi(ga);
shaqsiyo/a(da) / shaqsiyaad(ka)
Individual, person
Tababarid(da)
Training
Xabbad(da); xabbado/a(ha)
Bullet
Xilli(ga); xilliyo/a(ha)
Time