Civic Engagement U11 Ch38 D2 Flashcards
Aas(ka)
Funeral
Aragti(da) dadweyne/a(ha)
Public opinion
Caarid
To oppose
Dan(ta); dano/a(ha)
Interest
Degdeg
Emergency
Dhaar(ta); dhaaro/a(ha)
Oath
Dhallinyaro/a(da)
Youth
Dhawr
To safeguard
Dib u heshiisiin(ta);
Dib u heshiisiino/a(da)
Reconciliation
Dil(ka)
Murder
Fursad(da); fursado/a(ha)
Opportunity
Gole/a(ha) cusub; goleyaal(sha) cusub
New council
Guddiga Ammaanka Qaranka
The National security council
Hawl(sha); hawlo/a(ha)
Task
Hoggaan(ka); hoggaano/a(da)
Leadership
Iskaashi(ga); iskaashiyo/a(da)
Cooperation
Isku day
To attempt
Ka go’an
To be committed
Dib uga qabso
Recapture
Ku meel gaar
Interim
Mabda’(a); mabaadii’(da)
Principle
Madal(sha)
Forum
Mucaarad(ka); mucaaradyo/a(da)
Opposition
Muran(ka); murano/a(da)
Dispute
Naftii hure/a(ha); naftood hurayaal(sha)
A person committed to a cause for pure reasons
Rakiban + ahow
Stalemate
Sharcinimo/a(da)
Legitimacy
Shirweyne/a(ha); shirweyneyaal(sha)
Conference
Siyaasad(da); siyaasado/a(ha)
Policy
Talo/a(da); talooyin(ka)
Recommentation
Waafaq
To agree
Wadahadal(ka); wadahadalo/a(da)
Dialogue
Xisbi(ga); xisbiyo/a(da)
Political party
Xoog(ga); xooggag(a)
Strength