Public Health U9 Ch33 D4 Flashcards
Adeeg(ga); adeegyo/a(da)
Service
Afjar
To bring to an end, conclude
Bulsho/a(da); bulshooyin(ka)
Society
Burbur
To crumble, be destroyed
Caqabad(da); caqabado/a(ha)
Obstacle, hurdle
Cisbitaal(ka); cisbitaallo/a(da)
Hospital
Cuqdad(da); cuqdado/a(ha)
Prejudice
Daawee
To treat
Daawo/a(da); daawooyin(ka)
Medicine
Dembi(ga); dembiyo/a(da)
Crime, sin
Danyar(ta)
Poor
Daryeel(ka)
Care
Dhaanso
To fetch water, fill something up with water
Fatahaad(da); fatahaadyo/a(da)
Flooding
Fayadhowr(ka)
Sanitation, hygiene
Gargaar
To help
Ismaamul(ka)
Self-governing, autonomous
Kaalin(ta); kaalimo/a(ha)
Role
Kor u qaad
To lift, upgrade, elevate, increase
Madaxa laga galay
Mentally ill
Magaalo/a(da); magaalooyin(ka)
City, town
Mashiin(ka); mashiinno/a(da)
Machine
Nadiif
Clean
Neef(ta)
Asthma