Pollution U9 Ch30 D2 Flashcards
Baaba’
To devastate
Biyo wasaqeyn(ta)
Water contamination
Caadi ahayn
Unusual
Ciidanka ilaalada xeebta;
Ciidamada ilaalada xeebaha
Coast guard
Cirrid(ka); cirrido/a(ha)
Gum (part of body)
Cudurrada ka dhasha biyaha
Waterborne illness
Daadin(ta) / qubid(da)
Dumping
Dahsoon oo yaab leh
Mysterious
Dayactir(ka); dayactirro/a(da)
Repair
Faahfaahi
To give details
Fin(ka); finan(ka)
Pimple
Halis(ta); halisyo/a(da)
Hazard
Intooda badan
Majority of them
Ka deji
To unload
Ka fur
To undock, open for
Lama mid ah
It’s not the same
Maqaar(ka); maqaaro/a(da)
Harag(ga); hargo/a(ha)
Skin, animal hide
Naadir
Rare
Neefmareen(ka); neefmareeno/a(da)
Respiratory system
Si ba’an
Severely
Sun an
Toxic, poisonous
Takhasus(ka); takhasusyo/a(da)
Specialization
Wiiq
To weaken, compromise
Xad-dhaaf
Excessive