Political System U7 Ch22 D1 Flashcards
Baabi’i
To destroy
Baarlamaan(ka); baarlamaanno/a(da)
Parliament
Daakhili, gudaha
Internal
Danyar
Poor
Dhaqaale/a(ha); dhaqaalayaal(sha)
Economy
Dhuumo
Hide oneself, pipe
Dibad(da); dibado/a(ha)
Outside
Eex(da); eexo/a(ha)
Bias
Fedaraal
Federal
Gobol(ka); gobollo/a(da)
Region
Gole/a(ha); golayaal(sha)
Council
Hadimo/a(da); hadimooyin(ka)
Calamity, disaster, trick
Hunguri xumo
Greedy
Karti(da); kartiyo/a(da)
Ability
Maamul
To govern, administrate
Madani
Local
Maxkamad(da); maxkamado/a(ha)
Court
Muran(ka); murammo/a(da)
Dispute
Qabyaalad(da)
Tribalism
U kuurgal
Investigate, look into
Ubad(ka)
Offspring, children
Waddani(ga); waddaniyiin(ta)
Nationalist
Xal(ka); xalal(ka)
Solution
Xukuumad(da); xukuumado/a(ha)
Administration
Qabyo
Draft
Sharci dejinta
Law making