Political Leadership U7 Ch22 D3 Flashcards
Baayac mushtar(ka); baayac mushtarro/a(da)
Business, mercantile
Beel(sha); beelo/a(ha)
Community, group of families
Cod(ka) kalsooni(da); codad(ka) kalsooni(da)
Vote of confidence
Daacad
Loyal, honest
Degaan(ka); degaammo/a(da)
Settlement, residence
Dhacdo(ka); dhacdooyin(ka)
Incident
Dimoqraadi
Democratic
Eed(da); eedo/a(ha)
Allegation
Eeg
To look
Gar(ta)
Lawsuit, case
Guddi(da) farsamo;
Guddiyo/a(da) farsamo
Technical committee
Horkeen
To submit
Ku meel gaadh(ka)
Interim, transition
Mooshin(ka); mooshinno/a(da)
Motion, formal proposal
Muwaaddin(ka); muwaaddiniin(ta)
Citizen
Shacab(ka); shucuub(ta)
Public, people
Waafaqsan
In compliance with
Wax qabad(ka); wax qabadyo/a(da)
Accomplishment
Xaqiiq(da); xaqiiqooyin(ka)
The truth
Xidhiidh(ka); xidhiidho/a(ha)
Relationship
Xildhibaan(ka); xildhibaanno/a(da)
Member of parliament