Political Parties U7 Ch22 D2 Flashcards
1
Q
Ansixin(ta); ansixinno/a(da)
A
Validation
2
Q
Arrin(ta); arrimo/a(ha)
A
Issue
3
Q
Caddaalad(da)
A
Justice
4
Q
Codee
A
To vote
5
Q
Diiwaangelin(ta); diiwaangelinno/a(da)
A
Registration
6
Q
Dood
A
To debate
7
Q
Guddi(ga/da); guddiyo/a(da)
A
Committee
8
Q
Guddoomiye/a(ha); guddoomiyayaal(sha)
A
Chairman
9
Q
Guul(sha); guulo/a(ha)
A
Victory, success
10
Q
Waqtigan xaadirka ah, hadda
A
Current
11
Q
Hoggaamin(ta)
A
Leadership
12
Q
Isbahaysi(ga); isbahaysiyo/a(da)
A
Coalition
13
Q
Matalaad(da); matalaado/a(ha)
A
Representation
14
Q
Mucaarid(ka); mucaaridiin(ta)
A
Opponent, adversary
15
Q
Murashax(a); murashixiin(ta)
A
Candidate