Independence To Barre U7 Ch25 D2 Flashcards
Afgembi(ga); afgembiyo/a(da)
Inqilaab(ka); inqilaabyo/a(da)
Coup d’etat
Bog(ga); bogag(ga)
Page
Dhambaal(ka); dhambaallo/a(da)
Message
Dhaqanxumo/a(da)
Bad behavior or conduct
Fagaare/a(ha); fagaarayaal(sha)
Public meeting place, arena
Furfuran
Social
Galabso
To deserve
Guulwade/a(ha); guulwadayaal(sha)
Victory pioneer
Haadaan(ta); haadaamo/a(ha)
Abyss
Halyey(ga); halyeeyo/a(da)
Hero
Heehaab
To hover
Ilaalo/a(da); ilaalooyin(ka)
Security guard
Isdhexgal(ka); isdhexgallo/a(da)
Assimilation, mingling
Jaanqaad
To go along with
Keligiitaliye/a(ha); keligoodtaliyaal(sha)
Dictator
Libin(ta)
Victory, success
Macangag(ga); macangagyo/a(da)
Stubborn, unreasonable
Nidaam(ka)
System, rule, order
Qoondee
To plan
Raxan(ta); raxamo/a(da)
Group, herd, flock
Sarreeye gaas
Major general
Shuuci(ga); shuuciyiin(ta)
Communist
Sidbo
To slip, slide
Tawrad(da); tawrado/a(ha)
Revolution
Taxaab
To take by force, drag
Toogasho/a(da); toogashooyin(ka)
Shooting