Energy Source U9 Ch30 D4 Flashcards
Aan ku filneyn
Insufficient
Adeeg(ga) bulshada;
Adeegyo/a(da) bulshada
Public service
Afhayeen(ka); afhayeenno/a(da)
Spokesperson
Ambaqaad(ka); ambaqaadyo/a(da)
Initiative
Baalle/a(ha); baallayaal(sha)
Lamp post
Ballari
To expand
Daahfur
Inaugurate, open, initiate
Daar
To turn on
Dabool
To cover
Qorrax dhac
Sunset
Dowlad(da) hoose; dowlado/a(ha) hoose
Municipality
Faa’iideysi(ga)
Taking advantage of something, utilizing
Gaar loo leeyahay
Private
Habwadaag(ga)
Joint-venture, system-sharing
Hanweyn
Ambitious
Iftiimi
To enlighten
Jar
To cut
Jawi(ga)
Atmosphere
Joonyad(da); joonyado/a(ha)
Jawaan(ka); jawaanno/a(da)
Sack
Ka sii dar
To exacerbate
Kaalin(ta) weyn;
Kaalimo/a(ha) waaweyn
Major role
Ku wareeji
To transfer
Nabaadguur(ka);
Nabaadguuro/a(da)
Desertification, soil erosion, overgrazing
Qaadaadhige/a(ha);
Qaadaadhigayaal(sha)
Analyst
Qod
To dig
Rafaad
Suffering
Saami(ga); saamiyo/a(da)
Share (business)
Talagal
To intend
Tamar(ta)
Energy
Tamarta laga dhaliyo qorraxda
Solar energy
U deeq
To donate
Xaalufin(ta)
Deforestation
Lala socday
Intercepted
Dheelitir(ka)
Balance