Sentences 2 Flashcards
I’m going to bed
Waan seexan doonaa
He will not say yes
Haa odhan maayo
He is good
Wuu fiican yahay
Are you in a hurry?
Ma degdegsan tahay?
We must leave early
Waa inaan goor hore baxnaa
Does she know you?
Iyadu ma ku garanaysaa?
He likes it very much
Aad buu (ayuu) u jecel yahay
Ahmed, what are you doing?
Axmed, maxaad sameyneysaa?
Of course
Dabcan
What do you want me to do?
Maxaad rabtaa inaan sameeyo?
He is angry with you
Wuu ku xanaaqsan yahay
My hands are dirty
Gacmahayga waa uskag
I am thirsty
Waan harraadsanahay
Are you sick?
Ma jiran tahay?
I’ll show you that I am right.
Waan ku tusi doonaa inaan sax ahay
How old are you?
Meeqa sano ayaad jirtaa
Where were you born?
Halkeed ku dhalatay?
It was a joke
Kaftan bay ahayd
I’ll show you that I am right
Waan ku tusi doonaa inaan sax ahay
Push it
Riix
You may go
Waad tagi kartaa -
Waad bixi kartaa
Butter is made from milk
Subagga waxaa laga sameeyaa caano
I’m sorry
Waan ka xumahay
Excuse me
iga raali ahow
She is mad at me
Way igu xanaaqsan tahay
I have an idea
Waxaan hayaa fikrad
He snores when he sleeps
Wuu khuuriyaa markuu seexdo
I am speaking Somali
Waxaan ku hadlayaa af Somali
She is happy
Way faraxsantahay
Something is wrong today
Waxbaa maanta khaldan