Sentences 1 Flashcards
Give me a fork
Fargeeto isii
I understand
Waan fahmay
He is lying
Been buu sheegayaa
Ok. What time?
Waayahay. Waqtigee?
She helped him
Way caawisay
That’s a long time
Taasi wa waqti dheer
No, why?
Maya, waayo?
He needs some new clothes
Wuxuu ubaahan yahay dhar cusub
He helped him
Wuu caawiyay
That’s right
Waa sax
I don’t understand
Ma fahmin
You are crazy
Waad waalantahay
Listen (Imperative)
Dhageyso
What do you think?
Maxay kula tahay?
Ok
Waayahay
When did you finish the work?
Goormaad shaqada dhamaysay?
Help me please
Fadlan I caawi
I am sick
Waan xanuun sanahay
When?
Goorma?
Lie down (Imperative)
Jiifso
It broke (f.)
Way jabtay
Window
Daaqad
Nausea
Lallabbo
Now
Hadda -
Iminka
He is smart
Wuu caqli badan yahay
Good meeting you -
Pleased to meet you
Barasho wanaagsan
Can you hear me?
Ma i maqli kartaa?
Virus
Fayruus
I graduated!
Waan qalin jabiyay!
Congratulations!
Hambalyo!