Reading Practice Flashcards
Instruction: Read the following out loud.
Level: Hard
Naf waliba ha eegto berri waxay u hormarsatay. Habeenki markaad seexanayso bal xisaabtan, waxaad isweeydiisa, “war hadaad caawa nafto kaa baxdo maxaa kaa horeeyaa?”
Instruction: Read the following out loud.
Level: Intermediate
Ha odhanin bal hadaa sidaa iyo sidaa yeeli lahaa
Instruction: Read the following out loud.
Level: Intermediate
Nabiga arsaaqada intuu helaa buu qanaaca ku qabaa. Aduunyadan aynu joogno dhami qiimo badan uma sameyneyso.
Instruction: Read the following out loud.
Level: Hard
Inta badan, bini aadanka muslimka ahi imtixaanka dhibta ah buu ku tawbat keenaa, faqriqiisa ayaa u muuqda. Imtixaanka dheregta kibr ayaa bilaabma, iyo qooq, iyo balaacad.
Instruction: Read the following out loud.
Level: Intermediate
Ninkii ilaahi xuskiisa ka jeesta waxaa la marin, oo la galin, cadaab adag
Instruction: Read the following out loud.
Level: Easy
U toosno sida rabbi ku faray
Instruction: Read the following out loud.
Level: Hard
Toosnaanta maxaa looga jeeda? Waxaa looga jeeda immaanka iyo camalka saalixa inaad ku toosnaantid. Inaad joogteeysid wanaaga. Inaad noqonin qof weecweecanayaa. Waxaa inna laga rabaa in aynu qumanaano.