Can you . . . Flashcards
Can you help me?
Ma i caawin kartaa?
Can you speak english?
Ingiriisiga ma ku hadli kartaa?
Can you tell me the time?
Ma ii sheegi kartaa waqtiga?
Can you sit down?
Ma fadhiisan kartaa?
Can you hear me?
Ma i maqli kartaa?
Can you go to sleep?
Ma seexan kartaa?
Can you feel the heat?
Ma dareemi kartaa kuleylka?
Can you answer me?
Ma iijawaabi kartaa?
Can you listen?
Ma dhageysan kartaa?
Can you wash your mouth?
Afkaaga ma dhaqi kartaa?
Can you wink?
Ma il-birbi kartaa?
Can you tell a joke?
Kaftan ma sheegi kartaa?
Can you give me my iPad?
Ma isiin kartaa ipadkeyga?
Can you leave me alone?
Kaligey ma iga tagi kartaa?
Can you comb my hair for me?
Timahayga ma ii shanlayn kartaa?
Can you swim?
Ma dabaalan kartaa?
Can you tell me?
Ma ii sheegi kartaa?
Can I sit here?
Halkan ma fadhiisan karaa?
Can you wait?
Ma sugi kartaa?
Can I use this pen?
Ma isticmaali karaa qalinkaan?