Chapter 38 (D4) Flashcards
1
Q
xaq oo xalaal ah
A
“free and fair” (lit. “righteous and legitimate”)
2
Q
xeersare
A
classy, elegant (colloquial); high-level
3
Q
waad nuuraysaa
A
you look good (lit. “you are radiating light”)
4
Q
waad ka dhacaysaa
A
you look good (rude, lit. “it’s falling off you”)
5
Q
xasillooni(da)
A
stability
6
Q
diirad(da)
A
scope
7
Q
diiradsaar
A
focus
8
Q
waar
A
last, endure
9
Q
hamaanso
A
yawn (v.)
10
Q
hamaansi(ga)
A
yawn (n.)
11
Q
Nin xil qaaday eed qaad.
A
A man who takes on responsibility takes blame.
12
Q
dhimbiil
A
embers, sparks, coals
13
Q
birqaab
A
firetongs, gizmo for holding coals or embers of a fire
14
Q
u kala dab qaado
A
reconcile (lit. “take fire from each other” - like good neighbors do)
15
Q
qaydhiin ah
A
raw, uncooked