Chapter 3 (D1) Flashcards
gaajoo
be hungry
gaajo/a(da)
hunger
baahi
need
baahi baa i haysa (baahiyaa i haysa)
I’m hungry (lit. “hunger has me”)
illow
forget (v.)
waan illaabay (waan hilmaamay)
I forgot
hilmaan
forget (v.)
duq
old (for living things)
orod
run (v.) [1]
toos
wake up (v.) [1]
Waryaa!
Hey, you! (somewhat discourteous) (in the north, women would be “Naayaa!”)
wac
call, call out
goys
cut (v.) [1]
gaadhi
car
baadiye(ha) / miyi(ga)
countryside
dheer (dhaadheer)
tall, long
weyn (waaweyn)
big, large
baaskiil(ka) / baaskiilo/a(da)
bicycle
bishkileeti(ga) / bishkileetiyo/a(da)
bicycle
deg
get off, get down, disembark
badh, bar
half
ka soo hor jeeda
facing, across from
ka dhinaceeya
beside, next to
geed(ka)
tree
dabo/a(da)
behind
ag(ta)
near
ceel(ka)
well
isbitaal, cusbitaal
hospital
shimbir(ta)
bird
briij(ka), buudo/a(da)
bridge