Kala Duwan Flashcards
وإذا رُزِقتَ بمَنْ يُحبُّكَ صَادقًا
حَافظْ عَليهِ فَمِثلُهُ لا يُوجَدُ
يَكفِيكَ قَلبٌ واحِدٌ عَنْ أمَّةٍ
تَحظَى بهِ بعدَ العَناءِ وتَسْعدُ”
إيّاكَ أن تُعطي فؤادكَ للذي
ما إن تغيبُ ؟ إلى البديلِ يميلُ
واختر لقلبك ما يليقُ بصدقهِ
ما كلّ من يأوي إليك خليل
إن المعادنَ إن صَقَلتَ عرفتها
فالماسُ فحمٌ و العقِيقُ نبيلُ
إِنَّ الغَنيَّ إِذا تَكَلَّمَ كَاذِباً
قَالوا صَدَقْتَ وَما نَطَقْتَ مُحالا
وَإِذا الفقيرُ أَصابَ قالوا لَمْ تُصِبْ
وَكَذَبْتَ يا هذا وَقُلْتَ ضلالا
إِنَّ الدَّراهِمَ فِي المَواطِنِ كُلّها
تَكْسُو الرِّجَالَ مَهابَةً وجَلالا
Hgr) ahayd. Nimankii uu gabadha ka doonay waxay yiraahdeen Salaanow Faraska WEGEN-XILE ee abtigaa yaradka yuu ka hadhin oo haddaanu la socon Gabadh cidi ku siin mayso. Colaad baa geyiga saamaysay oo Axmed Grd iyo Baharasame waxaa dhex yiiley dhiig badan oo nin door ku idlaaday. Salaan talo ayaa ku caddaatay oo wuxuu sameeyo ayuu garan waayey sababtoo ah niman col ah faras u kala qaadkoodu lama quruxsanayn balse waxaa ka adkaatay doonistii gabadha. Salaan abtigiis ayuu u yimi oo yidhi abti faraskaasaan kaaga fadhiyaa oo gabadhii lagu xidhay. Abtigiis baa yiri”Abti ma ogtahay colaadda nimankaa na dhextaal”. “Haa” buu yiri Salaan Carrabey. Abtigiibaa yidhi “Faras aan garaadku bixin ma bixin karee bal aan garaadka la hadalno”. Taas oo macnaheedu ahaa Faras lagu siinayaa iska yar.
Salaan Wuxu marshey tixdan gaaban oo aan ka hayo.
- Wanaag maleh Xuseenow adduun la isku waalaaye
- Haddaad farasku inu weynyihiyo wehel dad moodayso
- Galab baa Waraabuhu cunaa ama la waayaaye
- Wajaq cudurna wayskaga dhacaa oofwareen melege
- Adoo werenweryiyo qayla timi WEGEN-XILaw haysta
- oo weerar dhacaybuu nin kale weligi fuulaaye
- Tol widhiidhi galay geed wahdiya ururka waayeelka
- Wigle jeedal lagu toociyuu warasayoo boodey
- barbariiqo lagu waabiyuu wadane xiimaaaye
- Kolkaasay wuxuushtiyo cunaan haad Allaw wacaye
- Weysaaqa dirireed halkay weehad ololaysey
- Rag is wada wajiiriyo inkaar waramadoo dhiigle
- Isagoo wajaqay meelxunbuu wegered gooyaaye
- markaasuu waraar rag u noqdaa wiiro la lahaaye
- Weji gacalku waysugu qabtaa shay kastoo wacane
- Haddaan Walaxdu gurigiina iman kuma wareersheene
- Wax ku siiyayaa iyo xaggaa kugu wereeyaaba
- Kolla waari maayee abtoow weris ha lay raacsho.
faraskii isla subaxdii baa nin ilaalo ah oo ku joogaa jeedal ku dhuftay isaga oo aan ogeyn in farasku hurdo. faraskii baa markii jeedalkii ku dhacay boodday oo wadnihii goay oo halkaa ku dhintay.