Somali - Questions/Answers & Sentences Flashcards
Imisadii ayaad toostay?
What time (did) you wake up?
Imisadii ayaad wacday Hooyo?
What time (did) you call mom?
Imisadii ayay tagtay suuqa?
What time (did) she go to the market?
Kowdii ayaan toosay.
I woke up at One O’Clock.
Labadii ayaan wacay Hooyo.
I called Hooyo at 2 O’Clock.
Saddexdii ayay tagtay suuqa.
She went to the market at 3 O’Clock.
Hada waa imisadii?
What time is it right now?
Waa imisadii?
What time is it?
Hada waa Afartii?
Is it 4 O’Clock now?
Arooska waa imisada?
What time is the wedding?
Arooska waa shanta.
The wedding is at 5 O’Clock.
Garan cas
Red t-shirt
Garan ah casaan
A t-shirt (that) is red
Goobo cad
A white circle
Goobo ah cadaan
A circle (that) is white
Ubax gaduudan
Red flower
Ubax ah gaduud
A flower (that) is red
Caleen cagaaran
A green leaf
Caleen ah cagaar
A leaf (that) is green
Selled ah jaale
Basket (that) is yellow
Suun ah jaale
Belt (that) is yellow
Funnaanad ah basali
Sweater (that) is pink
Baabuur ah dameeri
A car (that) is grey
Koofiyad madow
A black hat
Miis ah madow
A table (that) is black
Surwaal ah carwaajis
Pants (that) are purple.
Barkin ah liimi
A pillow (that) is orange
Dun ah bunni
A thread (that) is brown
Saacad ah dahabi
A watch (that) is gold
Saacad ah dahab
A watch (that) is gold
Qalin ah buluug
A pen (that) is blue
Magacaa?
What’s your name?
Magacayga waa __________ . Adigana magacaa?
My name is __________ . Your name? (Reply)
Magaceed?
What is her name?
Magaceeda waa Idman.
Her name is Idman.
Magaciis?
What’s his name?
Magaciisa waa Bile.
His name is Bile.
Il sheeg magaceeda?
Tell me her name?
Il sheeg magaciisa?
Tell me his name?
Aqoon la’aan wa iftiin la’an
To be without knowledge is to be without light. (Somali proverb)
Xaflada waa imisada?
What time is the party?
Xaflada waa toddobada.
The party is at 7 O’Clock.
Salaada waa imisada?
What time is the prayer?
Salaada waa sagaalka.
The prayer is at 9 O’Clock.
Ballanta waa imisada?
What time is the appointment?
Ballanta waa tobanka.
The appointment is at 10 O’Clock.
Nikaaxa waa imisada?
What time is the Nikaah?
Nikaaxa waa kow iyo tobanka.
Nikah is at 11 O’Clock.
Kulanka waa imisada?
What time is the gathering?
Kulanka waa lixda.
The gathering is at 6 O’Clock.
Sideed tahay?
How are you?
Ayo ayaa garaacaya albaabka?
Who is knocking on the door?
Ayo ayaad tahay?
Who are you?
Ayo ayay tahay?
Who is she?
Ayo ayuu tahay?
Who is he?
Ayo ayay yihiin?
Who are they?
Kuma ayaa diray fariinta?
Who sent the message? (M)
Kuma ayaa qariyay lacagta?
Who hid the money? (M)
Qalinka mee?
Where is the pen?
Hoodo aaway?
Where is Hoodo?
Qaalinka waa kaas saaran miiska.
The pen is there on the table.
Way hurudaa Hoodo.
Hoodo is sleeping.
Magacay?
What is my name?
Magacaaga waa Xamse.
Your name is Hamza.
Ma aad taqanaa gabar taas?
Do you know this girl?
Haa, waan aqaanaa gabar tas.
Yes, I know this girl.