Natural Disaster Flashcards
Aafo
Disaster
Dabiici
Natural
Duufaan
Cyclone
Burbur
Destruction
Daad
Flood
Fatahay
Flooded
Go’doon
Stranded
Go’dooma
Being stranded
Go’doomay
Was stranded
go’doomi
Will be stranded
Taageero
Assistance
Taageere
Assistant
Taageerayal
Assistants
Xaniban
stranded
oodan
stranded
Xoolo-nool
livestock
Xoolo
Stock
Nool
Live
Deked
Port, or paved roads (Djibouti)
Dekedo
Ports
Marso
Port
Kaabayaal
Infrastructure
Kaab
To provide support of an infrastrictre
Muwaadiniin
Citizens
Muwaadin
Citizen
Dalasho
Citizenship
Dilaa ah
Deadly
Lay
To kill
Laayay
killed
Dil
To kill
dad badan
Many people
Duufaan dilaa ah
A deadly storm
Dabaylaha xoogani
Strong winds
xoogan
strong
xoog
power
badiba
Plenty of it
Dabaylaha xoogani badiba
Consistent strong winds
Wadaagaha
Something that is shared, common
Sababa
The reason
Wadaagaha sababa
the common cause
burburka
the destruction
Roob
Rain
Mayey
Morning Rain
gudgude
night rain
Laxaad leh
Heavy
Roob laxaad leh
heavy rain
Wuu da’ay
it rained
Saadaasha berrito
Tomorrow’s forecast
Saadasha berrito waxa ku jira roob laxaad leh
There will be heavy rain in tomorrow’s forecast
Duufaan dilaa ah ayaa laayay dad badan
A deadly cyclone killed many people
Dabaylaha xooggani badiba waa wadaagaha sababa burburka
Consistent strong winds are the common reason for the destruction
Dabaylahii dhulbadhaalku
The tropical storm
dhulbadhaal
Tropical
Dhigo
tropics
dhulbadhe
equator
isdhexyaac
chaos
Dabaylahii dhulbadhaalku waxay sababeen isdhexyaac
The tropical storm caused chaos
Fatahaado
floods
gobolada
regions
Ku duftay
Slammed
Todobaad
Week
dhaamadkii todobaadkii hore
Last weekend
saaka
this morning
tamar
strength
tamartiisa
her strength (feminine)
dhakso
rapidly, quickly (adverb)
dhaksadaa
to be fast
dhaksaday
was fast
dhakhsani
will be fast
Dufaanku wuxuu dhakhso isugu geeyey tamartiisa saaka.
The cyclone gathered strength quickly this morning
dufaanada
hurricanes
buureedyada
volcanic eruptions
dhulgariir
earthquake
abaaraha
drought
soconkara
blizzards
duufaan ciid
sand storm
ugu yaraan
at least
qayey
rain (tropical storm)
qayeyga
the tropical storm
cartan
violent
Mawjadaha baddu
ocean waves
daraadii
as a result