Intro (D4) CN REVERSE Part 1 Flashcards
month
bil(sha) / bilo/a(ha)
school
dugsi(ga) / dugsiyo/a(da)
when
goorma
day
maalin(ta) / maalmo/a(ha)
restaurant
makhaayad(da) / makhaayado/a(ha)
mosque
masaajid(ka) / masaajidyo/a(da)
year
sannad(ka) / sannado/a(ha)
week
toddobaad(ka) / toddobaadyo/a(da)
office
xafiis(ka) / xafiisyo/a(da)
beach
xeeb(ta) / xeebo/a(ha)
Saturday
Sabti
Sunday
Axad
Monday
Isniin
Tuesday (southern)
Talaado
Wednesday
Arbaco
Thursday
Khamiis
Friday
Jimce
Congratulations!
hambalyo
woman [be careful, usually considered derogatory]
naag(ta)
women
dumar
women
haween
new
cusub
thing
wax
I have a question.
Waxaan qabaa su’aal.
I have a question.
Waxaan leeyahay su’aal.
have, hold
qab
brother/sister, sibling
walaal
jammed up, snarled
cakiran
This is nonsense; this has no meaning.
waa wax aan micno lahayn
meaning
micno
man
nin(ka)
that is a good thing [response to a positive event]
waa arrin fiican
issue, matter
arrin
Tuesday (northern)
Salaasa
leave, exit
bax
no problem
mushkilad ma aha
problem
mushkilad(da) / mushkilado/a(ha)