Basic phrases Flashcards
As salaam alaykum
Hello
Iska warran
How are you? (ih.ska war.ran)
See tahay
How are you? (Say ta.hi)
Fiican
good (fee.anne)
Waan fiicanahay
I am fine (waan fee.an.a.hi)
Magacaa?
What is your name? (mah.guh.ah)
Magacaygu waa (name)
My name is (mah.ga.eh.goo wah …)
Barasho wanaagsan
Nice to meet you (bah.rah.show wa.nag.sin)
Barasho la mid ah
Nice to meet you too (ba.rah.show laa mid ah)
Mahadsanid
Thank you (mah.had.sa.need)
Adigana?
And you (ah.dee.ga.nah)
Nabad gelyo
Goodbye (nah.bad Giill.yo)
Subax wanaagsan
Good morning (sue.bah wah.nag.sin)
Galab wanaagsan
Good afternoon (gah.lab wah.nag.sin)
Fiid wanaagsan (not common)
Good evening (feed. wah.nag.sin)
Habeen wanaagsan
Good night (ha.bean wa.nag.saan)
Fadlan
Please (fad.lan)
Adaa mudan
You’re welcome (Ah.daah mow.dahn)
Soo dhawow(dhawaada)
Welcome (so duh.wow)
Raali ahow
Sorry (ra.lee a.how)
Sideed tahay?
How are you (si.did ta.hi)
Xagee baad ka timid?
Where are you from? (ha.gay bod kah ti.mid)
Waxaan ka Imid…
I am from … (wa.haan kah ti.mid)
Magal
Which city are you from? (mah.gaa.la.da ka ti.mid)
Mcasha da ginta haa
(maa.sha du gint.a haa.)