Af Somali: Daily Lessons Flashcards
Sheeko
Story
Dhegaysiah
To listen to
Akhris ah
To read
Waan dhagaysanayaa
I’m listening
Waan akhrisanayaa
I’m reading
Noocyada
Different types
Dharka
Clothes
Dharka dugsiga
School clothes
Cali wuu toosay
Ali woke up
Ayeeyo way toostay
Ayeeyo(grandma) woke up
Imika wa aroor
Right now it’s morning time
Waxay (Ayeeyo) gashanaysaa diraceeda into shalmadeeda
Ayeeyo is putting on her dirac and shalmad
Waxay xuwanaysaa xijaabkeeda
She is wrapping her hijab
Calina wuxxu u labisanayaa shaqada
Ali is also getting dressed for school
Wuxuu gashanaysaa surwaalkiisa iyo kabihiisa
He is putting on his pants and shoes
Ka jawaab su’aalahan
Answer the questions
Muxuu cali xidhaa?
What did Ali wear?
Maxay ayeeyo xidhataa?
What did ayeeyo wear?
Dharka erayada
Clothing vocabulary
Qoraal: Surwaal, haaf, kabo iyo dacas
Write: Pants, skirt, shoes and house/shower slippers